Tallaabooyin lagu adkeeynayo ammaanka

Ka dib qaraxii ka dhacay garoonka diyaaradda Moosko ayaa lagu tallaabsaday tallaabooyin lagu adkeeynayo ammaanka. Dhinaca kale Tobias Nilsson oo ka mida af-hayeennada saxaafadda ee wasaaradda arrimmaha dibadda dalkan Iswiidhan ayaa sheegay ineeysan jirin wax caddeeyna in dad iswiidhish ihi goob-joog ku ahaayeen garoonka ama meesha uu qaraxu ka dhacay, mar uu u waramayay hayadda wararka ee TT-da.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".