Daynta lagu qaato SMS-ka oo yaraatey
obetalda SMSlån färre

Amaahda SMS-ka

Deeymaha aan la bixin ee lagu qaato SMS-ka ayaa hoos u dhacday boqolkiiba afartan marka la barbar dhigo labadii sanee la soo dhaafey, deeymankaas ayey inta badan dhallinyaradu qaadan jireen sida ay sheegtay hay'adda daymanka bulshada u kala celisa ,hadii aan la bixibixinna diiwaanka madoow galisa (Kronofogden).

Hay'addu waxay kaloo sheegtey in boqolkiiba konton ay hadda soo bateen haweenka amaahdaas SMS-ka qaata.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".