Khasnadda caymiska bulshada (Försäkringskassan).
förtidspeon

Dhalinyarada hawlgabka noqotey oo badatey

Waxaa kor u kacay dhalinyaradii hawlgabka noqotey ilaa iyo intii ay talada la wareegeen xisbiyada alliansigu. Afartii sanee ugu horeeysay oo ay talada dalkaan hayeen ayey boqolkiiba konton kor u keceen dhalinyarada qaadata lacagta hawlgabka iyagoo aan gaarin da'dii hawlgabka , sanadkii hore waxaa hawlgab isku diiwaan galiyey 6 700 oo ah dhalinyaro da'doodu 30 sano ka yar tahay,kuwaas oo qaarkoodna la siiyo lacagta gunnada ee dadka aan shaqayn karin (aktivitetsersättningen).

Ulf Kristrersson oo ah wasiirka caymiska bulshada ayaa arinkaan ku tilmaamey mid argaggax u keenaya horumarka bulshada,

Dhalinyarada hawlgabka galay ama maanta ku jira ayaa lagu qiyaasey 30 000 qof.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".