Wasiirrka Arrimaha dibada Sweden Carl Bildt ayaa dhaleeceeyay falaka uu ku kacay madaxweynaha dalka Masar, Hosni Mubarak.

Xaalada wadanka Masar

Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Iswiidhan ayaa soo saartay qoraal digniin ah oo ku socda shacabkla reer iswiidhan ee doonahaya iney u dhoofaan wadanka Masar ee ay mudaharaadyada rabshadaha wata ay hareeyeen.

Wasaaraddu waxey shacabka ugu baaqeysaa inay ka gaab sadaan dhoofka aan khasabka ahayn.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha dibada Iswiidhen Carl Bildt ayaa dhaleeceeyay falaka uu maamulka dalkaasi ku tallaabsady.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".