Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswiidhan oo dadkeeda kula talisey in aysan u safrin dalka Masar

Publicerat måndag 31 januari 2011 kl 09.52
Soomaalida Iswiidhishaka ee Masar ku sugan
1:52 min
Mudaharaadyo isdabajoog ah oo ka dhacaya dalka Masar. Foto: Amr Nabil/Scanpix.

Wasaaradda arrimaha dibadda dalkaan Iswiidhan ayaa muwaadiniinteeda kula talisey in aysan dalka Masar u wax safar ah u aadin haddii uusan safarkaasi aheeyn mid muhiim ah oo aan laga maarmi karin.

Dalal badan oo ay ka mid yihiin Mareeykanka iyo Finland ayaa ka soo daadgureeynaya muwaadiniintooda ku sugan dalka Masar laakiin ilaa hadda ma jiro wax qorshaa oo dalka Masar looga soo daadgureeynayo tobanaanka kun oo Iswiidhishka ah ee ku sugan dalka Masar ,sida uu idaacadda wararka ee ekot u sheegey Joakim Larsson oo warfaafinta u qaabilsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaan Iswiidhan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".