Rafcaanka Maxkamaddii Argagixisnimada

Maxkamad racfaan ah oo dib loo bilaabay
4:24 min

Maalintii jimcaha ayaa  maxkamadda Rafcaanka magaalada Göteborg waxay biloowday inay dib u  eegto  xukun horey loogu ridey laba wiil oo asalkoodu soomaali yahay , kuwaas oo horey loogu xukumey afar sanadood oo xarig ah, waxaana dhallinyaradaas lagu eedeeyey in ay xiriir la lahaayeen ururka Al-shabaab ee ka dhisan dalka soomaaliya.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".