Reysal wasaare Fredrik Reinfeldt. Foto: Lefteris Pitarakis/Scanpix

Fredrik Rienfeldt oo ka hadley dhacdooyinka Masar ka socda

Raysal wasaaraha Iswiidhan Fredrik Rienfeldt ayaa sheegey in uu rajeeynayo in dalka Masar uu ka dhaco isbedel xukun oo demoqoraadiyad ahi .

Rienfeldt ayaa hadalkaas sheegey ka dib markii uu ka soo noqdey shir caalami ah oo dhaqaalaha ku saabsan kaas oo lagu qabtey magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Shirkaas ayaa la sheegey in aad looga doodey isbedeladda ka socda dalka masar.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".