Ninkii loo qabtey dilalkii Malmö ka dhacey oo xabsiga lagu sii heeyn doono

Ninkii loo qabtey in dad badan uu ku toogtey magaalada Malmö, ayaa la go'aamiyey in xabsiga lagu sii hayo.

Xeer ilaaliye Solveig wollstad ayaa sheegey  in baaritaanka qadiyaddaasi, qaadan doono muddo dhoowr bilood ah.

Ninkaas ayaa la qabtey bishii November, waxaana lagu soo oogey tuhun ah in uu geeystey dilka saddex ruux iyo in uu isku dayey dilka toban ruux oo kale.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".