Anna Lindh wasiirkii horee arrimaha dibadda Iswiidhan taas oo mindi lagu diley sanadkii 2003-dii. Foto: Fredrik Sandberg/Scanpix

Anna Lindh iyo gargaarkii badbaadinta nolosheeda

Hay'adda qaranka u qaabilsan arrimaha bulshada "Socialstyrelsen" ayaa sheegtey in aysan jirin wax qaladaad ah oo la sameeyey , markii Anna Lindh oo mindi lagu soo dhuftey gargaar caafimaad loo keeney isbitaalka Karolinska sanadkii 2003-dii ,dhaawacaas oo ay markii danbe u geeriyootey.

 Anna Lindh ayaa waxay xilligaas aheeyd wasiirka arrimaha dibadda dalkaan Iswiidhan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".