Foto: Roger Bergvik/Sveriges Radio.

Dadka Isticmaala daroogada oo la filayo in ay kor u kacaan

Dadka isticmaala daroogada culus ayaa la filayaa in ay si xoog leh kor ugu kacaan sanooyinka soo socda, sidaasna waxaa lagu sheegey baaritaan saadaalin ah oo ay dawladdu soo bandhigtey maanta oo isniin ah.

Dadka isticmaala daroogada oo maanta dhan 29 500 oo qof ayaa la filayaa in ay gaari doonaan 46 000 sanadka 2020-ka.

Dhanka kalana ilaa 330 000 oo qof ayaa u ildaran isticmaalka khamriga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".