Foto: Pontus Lundahl / SCANPIX

Xulka qaranka Iswiidhan iyo ciyaaraha adduunka ee kubadda gacanta

Iswiidhan ayaa ku hungoowdey in ay wax bilad ah ka hesho ciyaaraha adduunka ee kubadda gacanta oo hadda ka socda dalkaan Iswiidhan.

Xulka qaranka dalkaan Iswiidhan ayaa galey kaalinta afraad ka dib markii uu xulka qaranka Spain 23-24 ugu xoogsheegtey galabnimadii axadda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".