Katri Linna oo horey u aheeyd wakiilka takoorka ama DO. Kuva/Foto: Jenny Jarnestedt

Wakiilkii takoorka oo jagadaas laga wareejiyey

Dawladda ayaa go'aamisey in ay jagadii ka wareejiso Katri Linna oo aheeyd wakiilka takoorka ama waxa afka Iswiidhishka lagu yiraahdo Diskrimineringsombudsmannen (DO), waxaana jagadaas si ku meel gaar ah loogu sii dhiibey Håkan Sandesjö , sidaasna waxaa warsaxaafadeed uu soo saarey ku sheegey wasiirka is-dhexgalka Erik Ullenhag.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".