Siyaasi cunsurinimo laga yaabo in xisbigiisa looga saaro

Siyaasi heer degmo ah oo ka tirsan xisbiga sverigedemoqoraati-ga ayaa qarka u saaran in xisbigaas laga saaro ka dib markii uu mejl cunsurinimo xanbaarsan u soo direy wargeeyska Svenska dagbladet xilli wargeeyskaasi soo daabacayey qoraalo taxane ah oo ku saabsan xaafadaha fakhriga ah oo ay ajaaniibtu ku badan yihiin.

Ninkaas ayaa qoraalkiisa ku weerarey dadka guryahaas dagan oo asalkoodu ajnabi yahay ,waxaana ka mid ahaa waxyaalihii uu warqaddiisa ku qorey:

masawirka waxaa ka muuqda jini madoow oo ka dacwoonaya albaabada khaanadaha jikada oo soo dhacey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".