Bengt Johansson, madaxa waaxda SIDA ee Soomaaliya iyo Suudaan.

Istaraateejiyada Iswiidhen ee Soomaaliya

Hayadda SIDA ayaa kulan isugu yeertay soomaalida iswiidhishka sidii loogu dhiiri-gelin lahaa ama loogala tashan lahaa gacanta ey ka geeysan karaan xaaladda nabadeeyn-dhaqaale iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, kulankaasina oo dhici doona toddobada bishan eynu ku jirno ee feebaraayo, sida uu noo sheegay madaxa waaxda SIDA ee arrimmaha Suudaan iyo Soomaaliya. Waa barnaamij aad berito ku maqli doontaan idaacadda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".