Calanka dalkaan Iswiidhan.

Iswiidhan iyo alaabada ay dalka Masar u dhoofiso

Alaabooyinka uu dalkaan Iswiidhan u dhoofiyo dalka Masar ayaa sidaas u badneeyn laakiin waa kuwo sanadba sanadka ka danbeeya sii kordhaya.

Sanadkii 2009-kii wuxuu dalkaan Iswiidhan u dhoofiyey dalka Masar alaab qiimeheedu dhan yihiin ilaa 6 milyaardar oo karoon,sanadkii tagey ee 2010-kana waxaa la filayaa in waxdhoofintaasi gaarto ilaa 7 milyaardar oo karoon.

Dalka Masaarida ayaa kaalinta soddonaad uga jira dalalka uu dalkaani wax u dhoofiyo,waxayna 0,7 boqolkiiba ka tahay alaabada uu dalkaani guud ahaan dibadda u dhoofiyo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".