Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin danbiile ah oo laga soo masaafurinayo dalka Polen

Nin Iswiidhish ah oo 35 jir ah kaas oo dalka Polen looga xukumey laba sano iyo siddeed bilood oo xarig ah ka dib markii uu tabeele astaan ah ka xadey goobta Auschwitz oo ah meel lagu xasuuqey dad badan dagaalkii labaad ee adduunka,ayaa maalinta jimcaha loo soo wareejin doonaa xabsi ku yaala dalkaan Iswiidhan.

Tabeelahaas astaanta ah ayaa laga xadey goobtaas sanadkii 2009-kii ,ninkaasina wuxuu qirtey in uu falkaas danbi geeystey.

Isha: Hayadda wararka ee TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".