Garoonka diyaaradaha Kastrup.

Shaqa joojin ka jirta dalka Denmark

Garoonka diyaaradaha Kastrup ee magaalada Köpenhamn ayaa shaqa joojin darteed loo xiri doonaa maanta oo khamiis ah.

Bogga waraka ee Modkraft ayaa qorey in shaqaalaha goobtaasi shaqa joojin sameeyn doonaan iyagoo ka cabanaya qorshaha dawladda oo ku aadan in ay baabi'iso qeeyba ka mid ah hawlgabka xilli hore la galo.

Xataa waxaa sidoo kale shaqa joojin sameeyn doona shaqaalaha wada basaska Köpenhamn iyo qeeyba kaloo ka mid ah Själland,Ålborg iyo Nordjylland.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".