Bert Sundström.Foto:SVT

Wariye Iswiidhish ah oo Qaahira lagu afduubey

Wariya idaacadda la iska arko ee dalkaan Iswiidhan SVT uga soo warama dalka Masar laguna magacaabo Bert Sundström ayaa waxaa ku afduubey magaalada Qaahira dad aan la aqoon.

Madaxda wariyahaas oo ku sugan magaalada Stockholm ayaa sheegey in markii ay wariyahaas teleefoon kula xiriireen  uu taleefoonkii ka jawaabey nin af-carabi ku hadlaya, kaas oo u sheegey in wariyuhaas afduub lagu heeysto.

Ilaa lama sheegin cidda wariyahaas afduubka ku heeysata.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".