Askarta Iswiidhan ka joogta dalka Afgaanistaan.

Filim muujinaya askarta dalkaan oo dagaal ku jira

Wasaaradda gaashaandhigga dalkaan Iswiidhan ayaa markii ugu horeeysey soo bandhigtey masawiro argagax leh oo ku saabsan askarta dalkaan Iswiidhan ka joogta dalka Afgaanistaan oo dagaal ku jira.

Filimkaan oo lagu soo bandhigey warsaxaafadeed ayaa muujinaya askarta dalkaan oo dagaal uga jirta tuulo galbeed ka xigta magaalada Mazar e Sharif 8-dii bishii oktoobar sanadkii hore,waxaana filimkaas kaamarada koofiyaddiisa ku rakiban ku qaadey askari ka tirsan ciidamada dalkaan Iswiidhan Afgaanistaan ka jooga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".