Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Hogaamiyeyaasha EU-da iyo Xaaladda Masar

Calanka astaanta ururka EU:da. Sawir-qaade: Libor Zavoral/Scanpix

Kulan magaalada Brugsell maanta uga socda hogaamiyeyaasha waddammada xubnaha ka ah ururka Midowga Yurub loogana xaajoon doono xaaladda dalka Masar ayaa la filayaa in hogaamiyeyaashu mar kale dib ugu dhawaaqaan shuruuddoodii ahayd in doorashooyin xor ah oo cadaalad ku saleeysan ay dalka Masar ka dhacaan.

Middaasina oo ah bayaan laga soo saaray intii aannu kulankaa horay loogu ballaansanaa loogana wada xaajoon lahaa arrimmaha tamartu aannu qabsoomin.

Hogaamiyeyaasha ururka EU-da ayaa sidoo kale dhaleeceeyay tacaddiga loo geeysto suxufiyiinta iyo in dhammaan garabyada is-haystaa ku dadaalaan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa iyo nidaam dimoqoraadiyadeed xaaladda Masar iyo dhammaan Bariga Dhexe. Sidoo kale waxay hogaamiyeyaasha ururka EU-du ballan qaadeen taageero dhaqaale iyo baayac-mushtar ee carrigaa loo fidiyo.

Ilaha: Ekot/TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".