Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Hogaamiyaha xisbiga bidixda Lars Ohly (V). Foto: Karl-Johan Löfgren/SR

Canbaareeyn Lars Ohly uga imaaneeysa gudaha xisbiga V

Waxaa sii badanaya canbaareeynta hogaamiyaha xisbiga bidixda ee Vänster-ka Lars Ohly uga imaaneeysa xisbiga uu hogaamiyaha u yahay gudihiisa.

Ugu yaraan kala bara 18-ka xildhibaan ee xisbiga bidixda ugu jira baarlamaanka dalkaan Iswiidhan ayaa raba in hogaamiyaha xisbigooddu isku casilo shir sanadeedka xisbigaasi yeelan doono hal sano ka dib, hogaamiyaha xisbiga bidixda ayaa waxaa taageersan qeeyb yar oo xildhibaanadaas ka mid ah.

Lars Ohly ayaa sheegey in uusan iska casileeyn jagadaas xataa ka dib markii xisbigiisu guuldarro kala kulmey afar doorashoo isxiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".