Dawladda oo iibineeysan qaar ka mid ah saamigeeda Nordea

Maalintii shaley ayaa waxaa caddaatey in ay dawladda Iswiidhan iska iibineeyso saddexmeelood oo meel saamiga ay dawladdu ku leedahay bangiga Nordea.

Laba jeer oo kala duwan ayey dawladdu iibin doontaa 255 malyan oo saamiga ay bangigaas ku leedahay ah taas oo khasnadda dawladda soo galin doonta qiyaastii 20 milyaardar oo karoon .

Lacagtaas ayaa loo isticmaali doonaa in lagu bixiyo qaar ka mid ah deeymanka dalkaan Iswiidhan lagu leeyahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".