Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Degmooyinka dalkaan iyo tamarta laga dhaliyo dabeeysha

Publicerat fredag 4 februari 2011 kl 11.26
Wasiirka cimilada Iswiidhan Andreas Carlgren.

Wasiirka deegaanka dalkaan Iswiidhan Andreas Carlgren ayaa ku fakaya in uu degmooyinka dalkaan ka xayuubiyo Vita-da ay hadda xaqqa ugu leeyihiin in ay ku hor istaagaan barxadaha laga dhiso qalabka dabeeysha tamarta ka dhaliya.

Wasiirka ayaa wargeeyska Svenska Dagbladet u sheegey in baahidda qaranku u qabo tamarta aan cimilada waxyeelada u laheeyn ,ay khasab tahay in laga hormariyo danaha gaarkaa ah degmooyinka dalkaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".