Handadaadda lagula kaco hay'adda ceeymiska Försäkringskassan oo siyaadey . Foto: Scanpix

Shaqaalaha khasnadda ceeymiska oo la handado

Shaqaale badan oo ka shaqeeya hay'adda khasnadda caymiska " Försäkringskassan" ayaa handadaad lagula kacaa.

Baaritaan cusub ayaa lagu sheegey in sanadkii la soo dhaafey boqolkiiba 16 shaqaalaha ka hawlgala hay'adda khasnadda caymiska lagula kacey handadaado ,gacan ka hadal iyo dabagal, tiradaas ayaa sanadkii 2008-dii waxay aheeyd boqolkiiba 12.

Hay'adda ayaa xilligii gugga furtey teleefoon lagu taageerayo shaqaalaha dhankaas dhibta kala kulma .

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".