Foto: SVT.

Suxufiga Bert Sundström oo Daryeel Ku Jira

Suxufiga Bert Sundström ugana hoowl-galayay magaalada Qaahira idaacadda la iska daawado ee SVT, ayaa la sheegay inuu cisbital ku jiro isaga oo laga daweeynayo dhaawacyo middi loogu geeystay ee hal sambab iyo madaxa iyo sidoo kale inuu caafimaadkiisu dib isugu soo kaabi doono.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".