Weine Josefsson, hawo-saadaaliye SMHI Foto: Pelle Zettersten / Sveriges Radio

Hayadda Saadaalinta Hawada oo Digniin Bixisay

Hayadda saadaalinta hawada SMHI ayaa kor u qaadday gaarsiisayna 2 darajada digiinta roobabka iyo dabeeylaha, iyadoona galabta illaa fiidkii laga cabsi qabo in roobab iyo dabeeylo is wataa soo gaaraan koonfurta Iswiidhen, kuwaasina oo kaga soo jaheeysan dhanka jasiiradaha Ingiriiska.

Qaasatan gobollada Blekinge, Skåne iyo Halland oo dabeeylo xoogani ku soo fool-leeyihiin wixii loo gaaro fiidkii iyo caawa.

Isha: Svd

                                                        kenadid.mohamed@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".