Kor u kac ku yimid qiimaha korontada Iswiidhan laga soo bilaabo 1999-kii

Qiimaha korontada dalkaan Iswiidhan ayaa boqolkiiba 80 kor u kacdey laga soo bilaabo sanadkii 1999-kii.

Dalalka xubnaha ka ah ururka midoowga yurub, dalka jamhuuriyadda Irland oo kaliya ayaa qiimaha korontadu kor ugu kacey sida tan dalkaan Iswiidhan,sida lagu muujiyey warbixin ka soo baxdey komishinka ururka midoowga Yurub.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".