Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Dawladda oo u argta in kor loo qaado da'da hawlgabka lagu galo

Nin hawlgab galey oo biyo ku dhexjira. Foto Jan Luthman 20110117

Dawladda dalkaan Iswiidhan ayaa u aragta in kor loo qaado da'da hawlgabka lagu galo, waxayna magacoowdey baarayaal cusub oo heer qaran ah kuwaas oo soo baaraya qaabka farqiyada u dhexeeya da'leeyda.

Xilligii lagu jirey doorashadii dalkaan Iswiidhan ka dhacdey sanadkii hore ,ayey xisbiyada Alliensensi-ga ee talada dalkaan hayaa waxay soo jeediyeen xadka da' ee qofku dooran karo in uu ku sii nagaado shaqadiisa kor looga qaado da'da 67 oo ay imminka tahay lana gaarsiiyo ilaa 69 jir.

Baarayaasha ayaa waxay sidoo kale baarayaan in da'da 65-tu tahay da'a ku haboon in qofka loo bilaabo lacagta hawlgabka ee damaanad qaadka leh.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".