Shirkada dalkaan ku yaal oo taleefoonadooda laga afduubto

Shirkado Iswiidhish ah ayaa muddadii ugu danbeeysey waxaa la meersadey ama laga afduubtey alladda ku saleeysan waxa loo yaqaano IP ee taleefoonadooda xiriirka ay u isticmaalaan.

Dadka taleefoonadaas afduubtey ayaa ku wacda taleefoono qaali ah tusaale ahaan shirkad ayaa ogaatey qof xilli habeen ah wacey taleefo loo direy dalal ay ka mid yihiin Zimbabwe iyo Sierra leone kuwaas oo ku kacey lacag dhan 600 000 oo karoon ,sida uu qorey wargeeyska loo yaqaano Computer Sweden.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".