Försvarets Radioanstalt på Lovön utanför Stockholm. Foto: Bertil Ericson/Scanpix.

Warbixinta Hayadda FRA

Sida ku cad war-bixinta guddiga signaalka ama dhiidhaada in aaney suurtagal noqon ballantii ahayd furfurnaanta iyo dul kala socodka xuquuqda qofka, ayaan illaa hadda hal qofna la gaarsiin ama lala socodsiin in hayadda FRA ay dhageeysatay ama akhrisatay waraaqaha la isugu diro aaladda internetka ee ka baxa ama soo gala xuduudaha uu dalku leeyahay.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".