Suuxufi Bert Sundström oo Soo Noqday

Suxufiga Bert Sundström, oo ka hoowl-gala idaacadda la iska daawado ee SVT dhowaantaanna dhaawac mindi loogu geeystay magaalada Qaahira ayaa dib ugu soo noqday Iswiidhen. Sundström oo lagu soo qaaday dayuurad bukaan ayaa ka soo degay garoonka dayuurradaha saaka arroortii, isagoona si toos ah loogu gudbiyay cisbitaalka, sida ay sheegtay idaacadda la iska daawado ee SVT, laanteeda wararka ee Rapport.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".