Qaraabo iyo saaxiibadii labada wiil ee oodda laga qaaday.Sawirle: Jan Andersson / Sveriges Radio.

Maxkamad Oodda Ka Qaaday Laba Nin

Laba wiil oo oodda laga qaaday kadib dacwad argagixisnimo
2:04 min

Maxkammada rafcaanka ee magaalada Gothenburg ayaa makhribnimadii shalayto arbacadii oodda ka qaaday labadii nin ee horay maxkamadda degmadu ugu xukuntay afarta sannadood laguna haystay dacawad argagixisnimo inta go’aan maxkamaddu ka gaari doonto muddo saddex toddobaad gudahood.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".