Nu kommer kritik mot vinterns snöröjning. Foto: Johan Nilsson / SCANPIX

Qaboobihii oo Soo Laba Kacleeyay

Hayadda saadaalinta hawada SMHI ayaa kor u qaadday gaarsiisayna 2, darajada digiinta hawada ee carriga dhaca bartamaha Iswiidhen, iyadoona la filayo inuu da’o baraf dhan 2 decimiter. Cariga digniinta la siiyay ayey ka mid yihiin Gotland, Södermanland, gobolka Istockholm, xeebaha Roslag iyo Xeebaha Gävleborg. Barafka ayaa la saadaalinayaa inuu di’i doono ilaa subaxnimada berito oo jimce ah. Waxaa sidoo kale baraf laga filayaa galbeedka iyo koonfurta bariga dalka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".