Klicka för grafik - avhopp i kommunerna

SD oo Xildhibaanno Badani Iska Casileen

400 oo xildhibaan ayaa xilalkoodii isaga degay wixii ka dambeeyay doorashadii dalka ka dhacday septeembar 2010. Tirada ugu badan ayey iska casileen kuraastoda xubnaha xisbiga marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaanno SD.

Todooba laab ayey xubnaha xisbiga SD isaga casilaan kuraastooda maka loo barbar-dhigo xisbiyada kale ee xubnaha ku leh baarlamanka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".