Kerstin Wigzel oo soo bandhigtay baaritaanka kuna wareejisay Maria Larsson. Sawirle:Bertil Ericson SCANPIX .

Baaritaan La Xiriira Magdhow Dad La Siiyo

Maanta ayaa la soo bandh-dhigay baaitaan loogu magac-daray ”baaritaan mag-dhaw” eyna si wada-jir ah u soo diyaariyeen Kerstin Wigzell.
Sannadkii 2006 ayay dawladdu u xil-saartay baarahan ka soo baaran-degidda sidii mag-dhow loo siin lahaa kummanaanka dhallaan ee dhibaatooyinka iyo tacadiga loogu geeystey guryihii ey ku soo bar baareen ee lagu meeleeyey, waxa loo yaqaanno fosterhem.

Baaritaanka Kerstin Wigzell uu wasiirka dhallaanka iyo waayeelku Maria Larsson u xil-saartay sidoo kale ka soo baaraan-degga sidii hab xafladi ku dheehan tahay dawladdu ugu aqoonsan lahayd raali-gellinna uga bixin lahayd iyadoo weliba dawladdu dusha u ridaneeyso dhibaatooyinka loo geeystay dhallaankaa. Sida ay wasiirraddu u sheegtay wargeeyska DN in dawladdu raali-gelin siin doonto dhallaankaa.

                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".