Mubaarak: Xukunka Waan Ku Sii Nagaan

Madaxweyne Mubaarak ayaa khudbad uu xalay fiidkii ka jeediyay idaacadda la iska daawado ee dalka Masar mar labaad ku celiyay inuu xukunka ku sii nagaan doono ilaa inta laga gaarayo doorashada foodda innagu soo haysa isaguna aannu u istaagi doonin hase yeeshee uu awooddiisa qaar ka mid ah ku wareejin doono ku xigeenkiisa Suleymaan Cali Suleeymaan. Khudbadda Mubaarak oo socotay muddo rubuc saac ah ayaa aad uga careeysiisey boqolaalka kun ee ku sugan beerta xoriyadda ee Taxriir.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".