Maraakiibta Iswiidhan iyo burcadbadeedka xeebaha Soomaaliya

Ururka markableeyda dalkaan Iswiidhan ayaa raba in ciidamo iswiidhish ah la dulsaaro maraakiibta uu ka dulbabanayo calanka dalkaan Iswiidhan si ay isaga difaacaan burcad badeedka markii ay marayaan agagaarka xeebaha dalka Soomaaliya.

Markableeyda ayaa codsigoodaas u soo gudbiyey dawladda dalkaan Iswiidhan taas oo ay baaritaan ku sameeyn doonaan saddex wasaaradood oo ay hawshaasi khuseeyso.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".