Xafiiska shaqada
Jobb-och Utveklingsgarantitin

Warbixin la xiriirta nidaamka damaanada qaadka shaqo

Xafiiska shaqada dalkaan "Ams" ayaa soo saarey warbin ku aadan tiradda dadka shaqooyinka ku helay nidaamka damaanad qaadka shaqo (Jobb-och Utveklingsgaranti) iyo waliba sidii arrintaas looga faa'iidaystey, warbixintaan oo aan wali dhameeystirneeyn ayey hey'addu soo bandhigi doontaa galinka horee maanta.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".