Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Kansalihusmångfald

Guul darada isku dhafka dhaqamada kala duwan

Publicerat måndag 14 februari 2011 kl 13.27
fott:Björn Larsson Rosvall/scanpix

Xukuumada dalkaan oo aan gaarin hamigeedii ahaa isku dhafka dhaqamada kala duwan, taas waxeey sicad uga dhex muuqataa shaqaalaha ka hawlgala xogheenta dalkaan Iswiidhan oo boqolkiiba toban ay ka soo jeedaan dalka dibadiisa meesha ay shacabka dalkaan boqolkiiba toban iyo sagaal ay yihiin soogalooti,taas waxaa lagu xaqiijiyey baaritaan ay jariiddada SvD ku eegtay halka ay ka soo jeedaan 4000-ta kun ee ka hoowlgasha xogheenta dawlada.

Wasiirka Isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa sheegay maruu ka hadla hayey arinkan in inta badan laga ilduufo aqoonta dadka soo galootiga ah ama ku dhashay dalkan dibadiisa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".