Fott: Jessica Gow

guddiga xaaladda deg-degga ah ee Sooshiyaaldimoqoraadiga oo war soo saaray

Xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadigu waa inuu iska daayaa qoqobnaanta, waa inuuna isku fur furaa argtida iyo ra'yiyada xibnihiisa. Dhanka kale waa in la soo koobo awooda iyo dhul balaarsiga hogaamiye yaasha xisbiga.

Erayadaas waxa ay ka mid yihiin hindiso ay soo jeediyeen guddiga xaaladda deg-degga ah ee Sooshiyaaldimoqoraadiga loo saarey kadib markii ay ku guuldarreeysteen doorashadii dalka ka dhacday 2010-kii guddigas oo loogu magac daray "Guddiga xaaladda adag", ayaa hawshii loo xilsaray aheeyd ka soo baaran-degida iyo qiimeeynta natiijadii doorashadaas. Sidoo kalana waxuu guddigu u kuur gala hayey sid ugu wanaagsan ee sumcadda xisbiga kor loogu soo qaadi lahaayeen argtida dheer.

Guddiga oo hawlahiisa dhowr qaybood u kala saaray ayaa soo ban dhigi doona barito qaybo ka mida, sida lagu sheegay jariidada Svd oo ka mid aheed joornaalada la socday waxa qabadka guddigaas.

Warkan waxaan ka soo xiganay TT.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".