Saldhig kamida saldhigyada booliska Iswiidhan
arbetsmiljöbrött ökar

Dacwooyinka ka dhankaa goobaha shaqada

Waxaa sanadahan danbe aad kor ugu kacay dacwooyinka ka dhankaa shilalka ka dhaca goobaha shaqada iyo xadgudubyada loogu geeysto shaqaalaha. Sanadii hore waxeey hey'ada bedda shaqada u gudbisay booliska iyo qareenka dacwooyin gaarahaya 287, tiradaan ayaa ka badan 28 dacwo sanadkii ka horeeyay.

Hey'adda ayaa sheegtay in ay jiraan sababo badan oo kala duwan oo kalifay in tirad kor u kacdo./warkaan ayaan ka soo xiganay Ekot

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".