Guddiga Xaaladda Adag ee Xisbiga S

Doorashadii dalka ka dhacday bishii septeembar ee sannadkii 2010 ayuu xisbiga Sooshiyaaldimoqoraadigu

Helay codadkii ugu yaraa ee uu doorasho ku helo muddo boqol sannadood ah, codad gaaraya 30,7%. Waa tiro hoos u sii dhaceeysay saddexdii doorashee ugu dambeeyey ee dalka ka dhacay. Iyadoona ay muddo ka soo wareegtay kolkii uu xisbigu helay saami dhan 40% codadka bulshada ee doorashada baarlamanka.