Peter Forsberg oo Cayaaraha Ka Fariistay

Mid ka mid ah cayaartooyda iswiidhen ee xeegada barafka kuwooda ugu caansan ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay cayaaraha si abadiyan ah.
Forsbarg ayaa isku dayay inuu dib ugu soo noqdo cayaaraha ee tartanka NHL ee kanada kooxda Koloraado Avalanje, hase yeeshee laba cayaarood oo ey guul-darro ku raacday ayna ku caddaatay in dhawaac lugihiisa mid ka mid ah oo uu siddeeddii sannadood ee ugu dambeeysayba la soo halgamayay sababtay inuu si abadiyan ah cayaaraha uga fariisto.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista