Doodda Baarlamanka ee Siyaasadda Arrimmaha Dibadda

Doodda saaka uga bilaabatay baarlamanka xubnaha xisbiyada kala duwan ee baarlamanka ayuu wasiirka arrimmaha dibadda Carl Bildt ku bilaabay inuu ku soo ban-dhigo bayaanka dawladda ee arrimmaha dibadda. Iyadoona la filayo in dooddaasi ay kaalin balaaran ka qaadato xaaladda dalka Masar soo maray toddobaadyadii ugu dambeeyey iyo midda uu iminka ku sugan yahay. Halka xisbiga mucaaradka ee Sooshiyaaldimoqoraadigu ku tilmaamay in siyaasadda dawladda ee arrimmaha dibaddu tahay mid qabow.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista