Ayaan Shire Jaamac oo ku guulaysatay biladda shirkadlayda sannadka. Sawirle: Kenadid Mohamed.

Biladda Abaalmarinta Shirkadlayda Sannadka

Xaflad si isku-dubadhac ah loo soo abaabulay oo xalay ku qabsoontay faras-magaalaha Istockholm ayay shirkadda Aman Care  ku guuleeysatay billadda shirkadlayda sannadka oo sannadkiiba mar la bixiyo iyo biladda dhiiri-gelinta oo markii ugu horeeysay uu gobolka Istockhom bixiyay sannadkan 2011. Gudoomiyaha gobolka Istockholm Per Unckel:

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".