Qarxii Stockholm
terror hot

Urukaan xag jirka ah oo u hanjabay Iswiidhan

Ururka xagjirkaa ee Al-Qaaida ayaa amaan dusha uga tuuray T Abdulwahaab oo laba bilood ka hor isku miidaamiyey bartamaha magaalada Stockholm. Urukaan xag jirka ah ayaa farta ku fiiqey xukuumada dalkaan Iswiidhan, fareyna in eey dawladaani garato halka uga haboon oo ay ula falgalaan Islaamka iyo muslimiinta inta aysan mujaahidiintu wax ka qaban, sidaasna waa qorey wargeeyska SVD.

Booliiska sirdoonka dalkaan Iswiidhan Säpo ayaa sheegtay in eeysan fududeeysaneeyn warkaan ka soo yeeray ururla Al Qaacida, bale aysan waxba ka badali doonin xeeshoodii ilaalinta nabadgalyada dalkaan iswiidhan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".