1 av 7
Booqashada boqorka ee xaafadda Seved. Sawirle: Kenadid Maxamed
2 av 7
Booqashada boqorka Iswiidhan carl Gustaf-ka 16-naad
3 av 7
Booqashada boqorka Iswiidhan carl Gustaf-ka 16-naad
4 av 7
Booqashada boqorka Iswiidhan carl Gustaf-ka 16-naad
5 av 7
Booqashada boqorka Iswiidhan carl Gustaf-ka 16-naad
6 av 7
Booqashada boqorka Iswiidhan carl Gustaf-ka 16-naad sawirqaade Kenadid Mohamed..
7 av 7
Booqashada maalmö ee boqor carl Gustav-ka 16-naad.sawirqaade Kenadid Maxamad.

Booqashada Boqorka Karl Gustav XVI ee Malmö

Booqashada boqorka ee Malmö iyo nSofielund
8:13 min

Ururka Hidde iyo Dhaqan ayaa la aas-aasay sannadkii 1995 waa urur ku dhisan tabaruc hoowlihiisuna yihiin dhaqan iyo sidii uu u sahli lahaa is-dhex-galka bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Iswiidhen. Maanta galabnimada ayuu ururku isku dyaarinayaa booqasho uu boqorka dalku Karl Gustav-ka 16-aad goobaha uu magaalada Malmö ka booqan doono ka mid yihiin xarun uu ururku qorshooyin ka wado laguna magacaabo ”Barn i stan”, kuna tala xaafadda Seved. Haddaba gudoomiyaha ururka Warsame Yaasiin oo aan kula kullanay isla xaafadda Seved isaga oo ka qayb qaadanaya tababarkii ugu dambeeyay ee isu-diyaarinta booqashada boqorka. Waa kan Warsame:.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".