Iibashadda biyaha aan aashitada laheyn oo korortay
vattenförsäljning

Iibsashadda biyaha oo korortay

Iibinta biyaha ku jira dhalooyinka aan laheyn aashitadda ayaa 183% kor u kac ku yimid  1,2 malyan oo liitar bishii janaayo ee sanadkan, marka la bar bardhigo sanadkii hore isla bashii janaayo. Amuurtan ayaa  tirro  waxaa ku soo bandhigay hey’ada Sverigeys bryggerier. Saraka kaca kuyimid iibsashada biyaha  aan laheyn aashikadda ama aysidh-ka ayey hey’ada Branschorgasionen ku sheegtay iney ugu wacan yahay cayayaanka laga soo sheegay iney ku dhex nool yihiin biyaha Östersund. Haddii aan biyaha aan la iska kar karina ayasan suuragal noqoneyn in la cabo.

 Bishii novmeber ee sanadkii hore ayey aheyd markii qeylo dhaan ka timid biyaha degmadda Östersund, kadib markii la sheegay iney ka jiraan biyahaasi östresund dulin ama cayayaan ku doolne caloosha ah.

 Qeexid ku saabsan :

Cryptosporidium waa dulin ku nool mincirada ama xarkaha caloosha, aadanaha, xayawaanka,  xayawaanka dab ag jooga ah iyo  xaywaanka duur joogta ah. Waxaana ay sababaan shuban, calool xanuun iyo qandho.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".