Mudaharaadayaal dul saaran dhismo boolis oo lagubay

Iswiidhish lugu dhaawacay Liibiya

Iyadoo xaalka dalkaasi liibiya uu daqiiqadba daqiiqda ka dambeyso ka soo darayo, ayaa lugu soo waramayaa in magaaladda tripoli oo xarrun ah wadankaasi liibiya lugu dhaawacay muwaadin u dhashay dalkan Sweden. Ninkan oo dhaawac fudud soo gaaray ayaa marayey wadada xilliga dhaawacaasi soo gaaray, waxaana haatan uu ku sugan yahay gurigiisa kadib markii uu ka soo baxay cisbitaalka lugu daweynayey. Wasaaradda arrimaha dibadda Sweden oo warkan xaqiijisay ayaa ka gaabsatay iney sheegto goorta ninkan reer Sweden gaaray dhaawaca.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".