EU:s MIGRATIONSMINISTRAR TRÄFFAS IDAG FÖR ATT DISKUTERA

Wasiirada socdaalka Yurub oo shir iskugu imanaya

Wasiiradda socdaalka midowga Yurub ayaa maanta iskugu imanaya shir ay kaga munaaqishoonayaan qaxootiga tirradda badan ee ka soo cararaya rabshadaha ka aloolsan dalka Liibya. Gudiga midowga Yurub ayaa ku baaqaya in la sameeyo "gargaar Yurub" oo la siiyo dadka u baahan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista